DAAWO:-Chelsea Oo Guul Ka Gaartay Aston Villa +SAWIRRO

250

Chelsea ayaa sedex  gool uga talaabsatay  Aston Villa xilli saxiixa cusub ee kooxda ee Lukaku uu shabaqa soo taabtay

Sheekada labada qeyb : Chelsea ayaa biloowgii ku soo muuqatay dar dar iyaga ayaana ka wacnaa Aston Villa illaa ay keeneen goolka lagu nastay ee uu saxiixay Lukuaku daqiiqadi 15-aad

Ka dib goolkaas Aston Villa miciyaha ayay la soo baxeen , iyaga ayaana ka wacnaa qadka dhxe Chelsea kuwaasi oo ka sheeganayay qaladaad .

Soo laabashadii , Chelsea cadaadis ayay bilaabeen halka Aston Villa qaladaad ka dhacayeen ilaa lagu helay gool labaad waxaana saxiixay Mateo Kovacic daqiiqadii 49-aad 

Aston Villa waxa ay u muuqdeen kuwo degay waana looga badnaaa maamulka kubadda , waxaana ku adkaa in kubadda  afka hore u soo jiidaan .

Ka dib dhacdooyinkaas, ciyaarta ma jirrin halis gilin labada dhinac waxa ayna ciyaarta u muuqatay mid furan , xilli Lakuku 90-kii uu dhaliyay gool sedexaad waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay labadaas gool ee ay Chelsea guusha ku raacday.