Ilhaan oo mooshin ka gudbisay Max’ed Bin Salman

306

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congareska Mareykanka ayaa Baarlamanka Mareykanka u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga.

Mooshinkan ayaa dhigaya in cunaqabateyn lagu soo rogo Amiirka Sacuudiga Max’ed Bin Salman ayaa ka dambeeyay, ka dib Markii Sirdoonka Mareykanka xaqiijiyeen inuu ku lug lahaa amarka dilka & Wariye Jamal Khashoqji.

Max’ed Bin Salman ayaa horey u beeniyay eeda loo soo jeediyay ee ah inuu bixiyay Amarka lagu dilay Wariye Jamal Kashoqji oo dilkiisa Sacuudigu kala kulmay sumcad xumo weyn.