Daawo:-Khudbadii Qoor-qoor ee shirkii Dhuusamareeb

413

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo ka hadlayey gebagebada shirka wada tashiga DF iyo dowlad goboleedyada ayaa natiijada ka soo baxday shirkaas ku sifeeyey guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.

“Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha, waxaana uu ku idlaaday guul iyo isafgarad” ayuu yiri Madaxweyne Qoor-qoor oo martida ka qeyb gashay shirka ka raali geliyey haddii ay la kulmeen waxyaabo aan munaasab aheyn intii ay joogeen Dhuusamareeb.

HOOS KA DAAWO HADAL-JEEDINTA MADAXWEYNE QOOR-QOOR