Boorama Meeyd Hore loo aasay oo mar labaad la aasay ka dib markii Xabaalkiisii Cagaf martay +VIDEO

455

Maayirkii hore Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal maydkiisa ayaa maanta dib loo aasay ka dib markii Fagac la dul-mariyay qabrigii uu ku aasnaa.

Ehelkiisa ayaa maanta dib u aasay maayarka,waxaana kasoo qayb-galay dadka sida aadka ah u yaqaan,waxaana loogu duceeyay goobta.

Dadka Deegaanka ayaa si aan loo kala harin uga qeeyb-galay dib u aasidiisa,waxaana ay sheegeen in ay aad uga xumaadeen markii ay maqleen in lafahiisa lasoo saaray.