Yusuf Xasan oo eex kutilmaamay bandowga Islii +COD

452

Xildhibaanka kamukunji ee Xaafadda islii ka tirsan tahay Yusuf Xasan ayaa si adag uga jawaabay go’aanka maanta ee dowladda Kenya.

Wuxuu ku tilmaamay eex inuu yahay go’aankaas. “Kumannaan qof oo kale ayaa halkaas u shaqo taga ama ka dukaameysta.

Wasiirka Caafimadka ee dalka Kenya ayaa xayiraad guud ku soo rogay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi iyo qayb ka mid ah magaalada Mombasa.

Labadaas goobood ayaa laga helay kiisas badan oo cudurka Coronavirus ah. Yuusuf Xasan, oo ah xildhibaanka degmada Kamukunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda islii oo go’aanka diidan.