Wiil uu Dhalay Eng Yariisow oo xil culus loo magacaabay

1075

Wiil u dhalay Gudoomiyihii geeriyooday ee gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa loo magacaabay in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey .

Wareegto kasoo baxday Wasiirka arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa loogu magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan in uu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee New Yourk.