SAWIRRO:- Gudiga Dorashoyinka Garabka Ahlusuna oo Soo Saaray Sharciga lagu Hogaaminaayo,

1080

Gudiga Doorashada Galmudug iyo Xalinta Qilaafaadk Ayaa Ansixiyay Xeer Hoosaadka Gudiga Iyo Hab Nidaam ka Ay U Wada Shaqeen Lahaayeen . Garabka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe

Gudiga Ayaa Si Dar Dar leh kuwada Howlahii Doorashada Galmudug iyo Xalinta Qilaafaadka Taas oo Aheed Shaqo loo Idmaday .

Dhuusa Mareeb waxaa ku wadda Sugan Labo gudi oo iska soo hor jedda Islamarkaana ay kala Macaabeen Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya iyo Madaxda Ahlusuna.

Mana jiraan wax Xal ah oo weli laga gaaray Xaladda Cakiran Ee Galmudug

Halkaan.