SAWIRRO:- SHacabka Galmudug oo Taageeray Gudiga Dorashoyinka Sheikh Shakir,

913

Munaasabada Taageerida Gudigga Farsamo ee Doorashooyinka Galmudug oo uu Magacaabey Sh Shaakir ayaa Goor dhow ku soo Idlaatey Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaana ka Qayb Galay Masuuliyiinta Heer Degmo iyo Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada,

Dhinacyada Dowlada iyo Ahlusunna ayaa Bandhigyadooda isku Marinaya Warbaahinta iyadoo qolo walbaa muujineyso Awoodeeda Bulshada ay Ku Dhex Leedahay walow lasoo Warinayo in Xal wanaagsan laga Gaarey Cabsidii laga Qabey ganac ka Hadal ka Dhasha Howlaha Socda.

Halkaan.