SAWIRRO:- Barlamankii Hore Ee Ahlusuna Oo shaaciyay in uu Sharci yahay Gudiga Dorashoyinka Ee Shaakir,

881

110 xildhibaan ayaa ogolaatay in uu Sharci Yahay Gudigga Farsamo ee uu Magacaabey Sh Shaakir waxaana Diiday 3 xubnood, Sidaas waxaa Ku Dhawaaqey Guddoonka Shir Gudoominayay Kulankan .

Sh Shaakir Ayaa u mahad celiyay Xubnahan Baarlamaanka Galmudug ee Taabacsan Ahlusunna waxaana uu Tilmaamey in ay Ka soo Bexeen Shaqo Culus oo looga Fadhiyay.