WAR,Cusub Ahlusuna oo Waji Cusub la timid, & Kheyre Oo Dhuusa Mareeb laga Sugayo,

799

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye Iyo Hogaanka Ahlusunna Ayaa Kulan Ku Yeeshay Dhuusamareeb Waxaana Ay Kawada Hadleen Sidii Loo Xalin Lahaa Tabashada Ay Qabaan Ahlusunna

.Maadama Ay Dhaliil Ka Muujiyeen Guddiga Doorashada Galmudug Oo Wasaaradda Arimaha Gudaha Ay Magacaawday Kulanka Dhexmaray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Iyo Hogaanka Ahlusunna Ayaa Waxaa La Isla Gartay In Meesha Laga Saaro.

Madmadooga U Dhaxeeya Dowladda Dhexe Iyo Ahlusunna Waxaana La Sugayaaa Inuu Yimaado Dhuusamareeb Raysulwasaare Kheyre Looga Fadhiyo Inuu Xaliyo Khilaafka U Dhaxeeya Dowladda Somaliya Iyo Ahlusunna.