SAWIRRO:- Hogaanka Beesha Habar gidir oo Gaalkacyo Kula kulmay Odayaasha Dhaqanka.

998

Gudiga Habargidir ayaa la kulmey Odoyaasha Dhaqanka, Maamulka iyo qaybaha Bulshada Ree Gaalkacyo.

Waxa ay ka dawa hadleen suurta galnimada in Gaalkacyo ladhigo Gogashada Caleemo-saarka golaha sare ee Habargidir ee dhawaan Hobyo lagu soodhisey.

Odoyaasha Dhaqanka Ree Gaalkacyo ayaa gudiga u sheegey in ay doorbidayaan in gogosha Caleemo-saarka ladhigo Magaalo ka mid ah gobolka Galgaduud maadaama Gudiga lagu soodhisey gobolka Mudug.