SAWIRRO:- Musharax Madaxweyne Kamaal.Gutaale oo Si weyn Looga soo dhaweyey Dhuusa Mareeb

945

Kamaal Daahir Xasan Gutaale Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa Galabtay Galinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo si weyn lagu soo dhoweeyay.

Kamaal Guutaale ayaa noqonaya Musharaxii 3aad ee taga Dhuusamareeb, isagoo ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad ee tartanka u galaya xilka Madaxweynaha Galmudug.

Xog-Ogaal xilkas ah.