DEG DEG:- Madaxweyne. Xaaf. Oo Dhuusa Mareeb ku Tagaya Safar aan Horey loo shaacin.

800

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug.

Waxaana Safarkiisa ku wehlinaya Madaxweynaha Dowladda Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo.
Iyo wafuud kala duwan.

Safarka Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle ayaa ah mid aan Horey loo sii shaacin Islamarkaana markaana ay noo Xaqijeen Ilo ka agdhow Madaxweyne Xaaf.
Madaxweyne Xaaf ayaa lagu wadaa in dafarkiisu uu yahay mid uu oga qeyb qadanayo Dhismaha Maamul loo dhan yahay oo ka hirgalaya Degaanada Galmudug.