Deg deg Odayaasha Dhaqanka Galmudug Ee Dhusa mareeb oo Soo Saaray Baaq Nabadeed.

1039

Odayaal dhaqameedyo kullan Caawa ku yeeshay Magaaladda Dhusomareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa ugu baaqay in ay Collaadda joojiyaan Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Nawaaxigga Degmadda Balanbal ee Gobolka Galgaduud.

Odayaashan oo kasoo kala jeeda Dhinacyadda ay dirirtu dhexmartay ayaa sheegay in bilabeen Dadaalo wada jir ah oo lagu joojiyo isku dhacyadda kasoo cusboonaaday Degaanadda hoostaga Degmadda Balanbal.