SAWIRRO. CADAADO Go.aan Deg deg ah ka soo Saaraya Qorsha Dowladda Somaliya Ee Dhusa mareeb

810

Odayaasha Dhaqanka Deg. Cadaado ayaa dhawaan kulan xasaasiya ku leh Hall-ka Central ee magaalada Cadaado.

Odayaasha Dhaqanka ayaa lafilayaa inay Cadeeyaan mawqifkooda Shirka Dhuusamareeb kafurmaya iyo Xubnihii Ree Cadaado ee shaley diyaaradda looga keenay magaalada Muqdisho.

Halkaan waa Sawir aan kaqaadney Hall-ka uu dhawaan shirku kadhacayo.