DED DEG Dowladda oo Ciidankii ugu badnaa Saaka ka dajisay Garoonka Diyaaradaha Dhuusa Mareeb.

451

Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb Ayaa Saakay Marti Galinaya Qiyaastii 5 Diyaaradood oo Sida Ciimado iyo Saanad Kale Sidaa waxaa noo Xaqiijiyay Masuuliyiinta Garoonka

Tilaabadan ayaa Qayb ka ah Qorshayaal Dabajooga Kulamo amniga looga Hadley oo Xalay ka Qabsoomey Dhuusamareeb waxaana Dowladu horay u keentay Ciidamo Police ah oo lagu Xoojiyay Amaanka Magaalada Dhuusamareeb

Dowlada FDS Ayaa Juhdi badan ku Bixinaysa Dhismaha Galmudug iyo Xoreynta Deegaamada kujira Gacanta Alshabaab Iyadoo Raysulwasaare Kheyre uu Horay u Balan Qaaday Qalabeynta Ciidamada Xoogga Dalka ee Dhowaan uu usoo dhamaanayo Tababarka Si Durbadiiba Qayb uga Noqdaan Howlgalada Bilaabmaya ee Lagu Wiiqayo Awooda Alshabaab