Deg deg. Maleeshiyaadka Koxda Sufa Oo Maanta isaga Baxay Dhuusa mareeb

439

Hogaamiyaha Urur Diimeedka Ahlusuna , ayaa iskaga Baxday Magaalada Dhuusamareeb, Waxa ayna shir ku leeyihiin Duleedka Magaalada.

Ila kala duwan ayaa ii xaqiijiyay in Ahlusnna aysan hadda ku sugneen gudaha Magaalada.

Ciidamada Dowladda ee ka baxay Muqdisho,ayaa Saakay Aroorrii gudaha u galay Magaalada Dhuusamareeb, Waxa ayna la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb.

Waxaana Maanta kacsan Xalada Guud Ee Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD.

Wixii ka soo Kordha Halkaan kala Socoda.