Daawo.Waqtiga Uu Furmayo Shirka Dib uheshisinta Dhuusa Mareeb Oo La Shaaciyay

445

Guddoomiye ku xigeenka guddiga dib u heshiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) ayaa sheegay in shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug uu furmayo 48-saac gudahood.Hadii alle idmo.

Halkaan ka daawo muqaalka.

https://m.youtube.com/watch?v=iNlmi-255D0&feature=share#menu