Abdikariin Gulleed, Galmudug dhib badan ayaa Laga Soo Maray uma baahna in Lagu ciyaaro dib u yag leelideeda,

373

Madaxweynihii Hore Ee Dowlad Goboleedka Galmudug Abdikariin Xuseen gulleed oo qudbad ka jeedinayay shirka wadatashiga beelaha habar gidir wuxuuna dar,daaran culus jeediyay beelaha Hobyo ku sjiraya

asagoona si adag oga hadlay arimaha Galmudug wuxuuna sheeagay in dhismaha maamulka Galmudug laga soo maray dhib badan maanta ay nasiib xumo tahay in la layahay meel laga baadi goobo,

madaxweyne gulled ayaa dowladda fadraalka somaliya igu baaqay in tala Dhismaha Galmudug loo madaxbaneeyo Beelaha Wadda dhistay Galmudug,

Halkaan ka Daawo,

https://www.youtube.com/watch?v=eP47ug-cKi4&feature=share