Top.news Wararkii ugu danbeyey Ee Doorashada Madaxtinimada Jubbland. & Ciidamo la wareegay

433

Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Ku Meel gaarka Maamulka Jubbland ayaa waxaa ka Soconaya Diyaar Garowgii igu danbeyey Ee Doorashada Madaxtinimada Jubbland gaar ahan Garabka Maamulkii Hore Ee Ahmed Madoobe.

Ciidanka Amaanka Magaalada Kismaayo ayaa bandow ku soo Rogay cawa Waxaana dhamana la xiray Waddoyinka Waa weyn EE Magaaladaas.
Waxaana Guud ahaan Magaalada la wareegay Ciidano badan oo ka Amar qaadta Musharax Madaxweyne ahna Madaxweynihii Hore Maamulka Jubbland.

Dhanka kale Garabka Musharaxiinta Mucaaradka ayaa dhankooda wadda Qorshihii igu danbeyey Ee Doorasho ka soo Hor jeedda Tan Ahmed Madoobe.

Gudiga Doraahada Garabka Mucaaradka ayaa Sameyey Qorshihii Lagu Dooran lahaa Madaxweyne Ka soo hor jeedda Ahmed Madoobe.