SAWIRRO:-Gabdhaha Beesha Habar gidir oo deeq lacageed gudoonsiyay. GOB

534

Gabdhaha Midnimada Beesha Habar gidir ee Ku Sugan Magaalada Hobyo ayaa Maanta deeq lacageed ku Wareejiyay Gudiga Hormarinta iyo Baraarujinta Gudiga Gob.
Deeqdaan lacageed Islamarkaana ay iska soo aruuriyeen. Gabdhaha ku mideysan Magaca Beesha Habar gidir. Wax ayna si rasmi ah ugu wareejiyeen Xumnaha Gudiga Gob.
Gudomiyaha Gudigaas Pro Abdulqadir Mohamed Shirwac ayaa umahad celiyay Haweenka Beesha Habar gidir ee Deeqdaan lacageed soo Gaarsiyay.

Dhanka kale Qaar ka mid ah haweenka Deeqda Lacageed Wareejiyaay ayaa xusay in tani ay tahay bilow Islamarkaana ay markasta udiyaarsan yihiin in ay Door muuqada ka qaadtaan Dhismaha Wadda GOB.