SAWIRRO:-Kooxda Shabab oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid ay kula Wareegeen Dagaalkii Awdhiigle.

493

Ururk al Shabaab ayaa soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid dagaal oo Ciidanka dowladda looga qabsaday Degaanka Awdhiigle

Waa qaar ka mid ah Gawaaridii dagaalka Ay kooxda shabaab ee ka dagaalanto Somaaliya ku qabsatay dagaalkii Awdhiigle

Dagaalkaa oo dhacay subixii khamiista ayey shabaab ku dileen 50 askri sida ay ku sheegeen muuqaal ay ku baahiyeeb baraha bulshada

Dowladda Somalia ayaan wali ka hadal xog dhab ahna ka bixin waloow shabaabka ayaga ay muqaalo soo badhigeen qasaaraha Soo gaaray ciidanka dowladda.