Deg deg Dhacdo Xanuun Leh oo Xalay ka dhacday Duleedka Degmada Godinlabe.

462

Nin Xaley Lagu Diley Miyiga Degmada Godinlabe.

Abaaro Salaadii Subax Ayaa Waxaa Lagu Diley Deegaan LayiraahdO, Uunreys gaduud oo u Dhow Degmada Godinlabe, oo u Jira 10Km Dhinaca Koonfureed, Nin Kamid aH, DadKa Deegaanka oo La YiraahdO, Jimcaale Aliyare, Cumar, Waxaa Dilka Geystey Koox Kusoo DheelmateY, Hoygiisa
Kooxdii Dilka Geystey Ayaa Ka BaxsadeY Goobtii Ay Dilka Ka Geysteen,

Dilka Ayaa La Sheegey in Uu Yahey Mid Aano Qabiil aH.