Deg deg:- Ciidanka Danab oo la Wareegay Degaanka Camaara. MUDUG & Howlgalo Soconaya.

986

Wararka ka imaanaya Degaanka Camaara Kunfurta Gobolka mudug ayaa ku waramaya in Saaka Halkaasi ay ka Soconayaan
Hawlgal qorshaysan oo ay wadaan Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Dawladda Soomaaliya ee Danab
Howlgalka ayaa ka socda Gudaha Magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

Inta uu Howlgalku Socoday
Sida laxaqiiiiyey dhawr qof oo lagu tuhmayo Ururka Alshabaab ayey Ciidanku gacanta kudhigeen..

Ciidamada Halkaasi la wareegay saaka ayaa wadta Gadiidka Dagaalka .
Saraakiisha Horkaceysa Ciidanka ayaa la sheegay in ay Heleen Xog ku aadan Dad lagu Tuhunsan yahah Ururka Al.shabaab oo Degaankaas ku Dhumaaleysanaya.