Deg deg Barlamanka Maamulka Jubbland oo Maanta Doortay Gudomiye Cusub..

471

Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Ku Meel Gaarka ah Maamulka Jubbland  waxaa ka dhacday Gudoonka Barlamanka Maamulkaas waxaana loo doortay  Guddoomihii hore ee baarlamaanka Jubba-land Sheekh Cabdi Maxmed Cabirahmaan ayaa mar kale loo doortay guddonka cusub ee baarlamaanka Jubba-land..

Sidokale waxaa Maalmaha Soo Aadan Magaalada Kismaayo ka Dhici doona Dorashada Madaxtinimada Jubbland  taasi oo loo saadaalinaayo Madaxweynihii Hore Jubbland Ahmed Madoobe.

Waxaana Si weyn Magaalada Kismaayo looga dareemayaa Diyaar Garowga Dorashadaas.

waxaana  aad Loo adkeeyey Amaanka Magaalada Kismaayo.

Dhanka kale Musharaxinta Mucaaradka ayaa wadda Olale ay ku qavanayaan Doorshado Kale oo Labaad waxaaba Arintaas ka walaacsan Beesha Caalamka iyo Dadka Deganadaas ka soo jeedda.

 

Musha