Sawirro:- Wafuud Hor Leh ayaa ku biiray Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

710

Waxaa Magaalada Hobyo soo dhaweyn loogu Sameyey oo Soo Gaaray Madaxweyne Hore Ximan iyo Xeeb Mr.Tiiceeye Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Galmudug,Ganacsato iyo Siyaasin ka kala yimid Muqdisho Jowhar Kenya.

Wax ayna u yimaadeen ka qeyb Galka shirka wadatashiga Hobyo. Shirka ayaa hada Maraya Meel Wanaagsan Waxaana Soconaya Shirar gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Salaadinta iyo dhaqanka .