Sawirro;- Siyaasinta Beesha Habar gidir oo Dar,daaran Culus ujeediyay 250 Ergo Ee ka qeyb galeysa Shirka Hobyo

542

Xildhibaano Siyaasin Salaadin Odayaal Dhaqameed ayaa ka qeyb galay Munaasabdda Dar,daaran loogu Jeedinayay.

  1. Ergo kuwaas oo laga soo kala Xulay Beelaha Habar gidir Ee ka qeyb galaya Shirka wadatashiga Hobyo,

 

Sanator abdi Xasan cawaale qeybdiid oo ka mid ahaa Masulinta Qudbadaha ka jeediyay Goobta ayaa kula dar,daarmay ergada in ay soo saaran wax dan u ah habar gidir iyo umadda soomaaliyeed. islamaraakana la adkeeyo Midnimadda isku tanaasulka Dadka Shirkaan isagu yimid,

 

dhanka kale Ganaraal mohamed nuur Galaal oo ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay munaasabadda ayaa Xusay in Midnimada beesha ay tahay mid Dalka Lagu Xoreyn karo loo baahan yahay in laga miro Dhaliyo.

 

Dhamaan dadkii ka soo qeyb galay munsaabadda ayaa si wadajir ah oga mideysnaa in Shirkaan laga Guul gaaro lagana soo saaro wax Bulshada Dan u ah si Loo Hormariyo Degaanada ay dagaan Beelaha Habar gidir,

 

Halkaan ka Daawo Sawirada.