Sawirro Hor dhac. Waxaa Saaka Toos ubilowday Qudbad jeedinta Shir weynaha. HG.

442

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug Waxaa Saaka Si toos ah ibowday Xaadirinta Ergoyinkii Ay soo xuleen Beelaha Habar gidir oo Gaaraya ilaa 250 argo kuwaas oo loogu tagalay in ay matalaan Beelaha Habar gidir.

Xildhibaano Siyaasin Qurba jog iyo Odayaal Dhaqameedyo ayaa ka Qeyb Galay Munaasabada Daah.furka Iyo Xaadinta Ergoyinkii Shir weynaha Dib uheshisinta Habar gidir Ee Magaalada Hobyo.

 

Halkaan ka daawo Sawirada.