War Deg deg ah Ciidankii igu Badnaa Ayaa cawa gaaray Hobyo Ka Dib markii…

546

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug Cawa waxaa Gaaray Ciidankii igu Badnaa oo ka kala yimid Magaaloyinka Gaalkcyo Cadaado iyo Galinsoor
Ciidankaan ayaa loogu tala Galay in ay ka qeyb qadtaan Sugidda Amaanka Magaalada Hobyo inta uu Socodo Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

Ciidamada soo gaaray Magaalo Xebeedka Hobyo ayaa wata Gadiidka Dagaalka.
Wax ayna si rasmi ah ula wareegeen Amaanka Magaalada.

Imaashaha Ciidankan Hobyo ayaa ku soo aaday xili Saraakisha Ciidanka Dowladda Somaliya ee qeyb 21 aad ay amar ku bixiyeen in Ciidanka Xoga Dalka Ee ku Sugan Magaalada Hobyo ay si deg deg ah ku imaadaan Magaalada Dhusa mareeb.

Intaasi ka dib Saraakiisha Amaanka Magaalada Hobyo wax ay dalbadeen Ciidamo Cusub oo la Wareega Amaanka Shirka Hobyo.