Deg deg Ahmed Madoobe Oo Maanta laga Wareegay Kismaayo ka Dib markii..

463

Maanta waxaa magaalada Kismaayo gaaraya wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidamada Amisom Tigabu Yilma.

Taliyaha ayaa madaxweynaha Jubbaland la qaadan doona kulan ay kaga wada hadlayaan arrimaha amniga taas oo ah sharciyadda ay Amisom Soomaaliya ku joogaan.

Wararka baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah xoog ku galeen garoonka diyaaradaha Ee Sayyid Maxamed Cabdille Xasan, waa waxbo kama jiraan, ciidamada Itoobiya ee saacadan la taaganyahay ku sugan garoonka diyaaradaha ee Kismaayo waa ciidamo qeyb ka ah ciidamada Amisom ee soo dhaweynaya salaan sharafeedana siinayaTaliyaha Amisom.

Guud ahaan majiraan ciidan Itoobiyaan ah oo garoonka Kismaayo jooga hal askariba ha noqotee, markasta oo ay tagayaan garoonkana waxay ku tagaan si la isla ogyahey.