Amaanka Guud Ee Hobyo oo Aad Loo Adkeeyay

887

Waxaa Maalinta Bari ah Si rasmi ah u Furmi doona Wajiga Labaad Ee Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.
Cawa Hobyo waxaa ka Soconaya Diyaar Garowgii igu danbeyey Ee Furitaanka Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

Halkaan kala Socoda Wararka Ku Saabsan Shirka Hobyo.