DAAWO SAWIRO: Bur burkii gaaray Hoteelkii ay weerareen Al-Shabaab

458

Bur bur Xoog leh ayaa ka muuqda Dhismaha Hoteelka shalay la weeraray ee Kismaayo, kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 26 qof ayna ku dhaawacmeen 56 ruux.

Hoteelka ayaa waxaa soo gaaray burbur, Maadaama Iridda hore ee Hoteelka lagu dhuftay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ka hor inta aysan weerarka qaadin Kooxda hubeysan.