Xaaf oo shaaciyay in uu buray heshiiskii Ahlusunna kuna dhawaaqay doorasho

510

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Galmudug isla markaana la qabanayo doorashada Madaxweynaha.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in doorashada madaxtinimada Galmudug ay ka dhacayso magaalada Cadaado oo ah Sida uu sheegay caasimadda KMG ah ee Gaalmudug.

Halkan ka aqriso qoraalka uu soo saaray Xaaf;