Iiran Oo Soo Bandhigtay Bur-burkii Diyaaradii Ay kasoo Riday Maraykanka+SAWIRRO

552

Telifishanka dalka Iiraan oo soo bandhigay gaballo ka mid ah bur burkii diyaaradda droneska Global Hawk ee Maraykanku lahaa oo maalin ka hor ay Iiraan soo riday.

Warbaahinta caalamka ayaa waxay wax ka qorayaan go,aanadii deg deg ahaa oo Madxaweyne Trump qaadanaayey taas oo dhaawac siyaasadeed kunoqon karta Trump xiliga doorashada,

Hoos ka Daawo Sawirrada