DAAWO:-Warkii Sheekh Cali Wajiis oo been lagu tilmaamay

727

Gudiga la socodka howlaha Xajka ayaa warbixin ka soo saareen waxa ay uga hadleen arrimaha xajka de sanadkaan iyaga oo been abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay baraha bulshada.

Afhayeen u hadlay gudiga ayaa shaaca ka qaaday inmeel wanagsan ay soo gartay howsha xajka isla markaana sanadkaan ay aad uga duwantahay sanadihii la soo dhaafay kuna tartameen shirkado dhuulimaad oo badan looguna talagalay in ay u adeen xujeyda Soomaalida.

Qoraal bartiisa Facebook uu ku qoray Sheikh Calaa Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrintaan ayuu ku sheegay in walaac badan uu ka jiro sanadkaan gudashada acmaasha Xajka ee dhinaca xujeyda Soomaaliyeed.

 

HALKAN KA AQRI HADALKII SHEEKH CALI WAJIIS