Abwaan Sangub oo maanta Jigjiga lagu aasay+SAWIRRO

658

Aas qaran oo loo sameeyay allah ha unaxariistee abwaan maxamuud cabdilashi ciise(singub).

Waxaa maanta aas qaran oo aan loo kala hadhin loogu sameeyay caasimada deegaanka ee jigjiga allah ha unaxariistee marxuun Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise(singub).