Senetor Fartaag Oo la saftay axmed madoobe+VIDEO

429

Senetor C/llaahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} Oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Dalka ugu sareyso.

Kulan ka dhacay Kismaayo ayaa waxa uu ka sheegay General Fartaag inay Dawlada ugu baaqayaan inaysan ku xad gudbin Nabad gelyada iyo Maamulka Ka dhisan Jubbaland.

Waxa uu sheegay General Fartaag inaysan Dawlada Soomaaliya ka ogolaan doonin inay fara geliso oo ay Afduub ku sameyso Doorashada Jubbaland ka dhaceysa sidii Tii Koonfur Galbeed ka dhacday.