DAAWO :- Caruur lagala cararay Ingiriiska oo lageeyay Kismaayo

403

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso leh oo Telefishinka Channel 4 uu ka diyaariyey magaalo Xeebeedka Kismaayo , Iyadoo Mowduucu yahay Kismaayo iyo London keebaa amni badan?

Qoysas Soomaaliyeed oo qurbaha jooga ayaa ciyaalkooda amni daraadii ugu dira magaalada Kismaayo, iyo Qaybaha kale ee dalka, waxaana dadkaasi kamid ah Qurbjoogta soomaaliyeed ee  kudhaqan Dalka Ingiriiska, Iyadoo Caruur badan halkaasi Sanadihii lasoo dhaafay lagu dilay TOOREY.