DHAGEYSO:-Cali gacal oo si cad uga horyimid shirka Garoowe

524

Cali Gacal Casir guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Galmudug garabka cadaado ayaa waxaa uu ka hadlay shirka Madaxda Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul Gobaleedyada ugu soconaya Magaalada garoowe ee Gobalka Nugaal.

Cali Gacal Casir ayaa waxaa uu ka soo horjeesta shirka, isagoona ku tilmaamay in xalka Galmudug lagu sii fogeynayo.

Sidoo kale Waxaa uu shaaca ka qaaday inuu guul daro ku soo dhamaanayo Shirka ka socda Magaalada Garoowe, isagoona sheegay in la baal maray sharciga dastuurka Maamulka galmudug.
Warar ay helayso warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in Xaaf ay u badan tahay in loodaayo inuu waqtigiisa dhamasyto taas ayaana keentay in Cali Gacal Casir kaqayliyo sida ay wax usocdaan.