Sacuudi oo sheegay in berito tahay Ramadaan

451

Warbaahinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in bishii Ramadan laga arkay degaanka H̨awţah Hautat Sudai, islamarkaana maalinta berri ah ay tahay Soon.

Xarunta quburada cilmiga xiddigista ee dalka Imaaraadka ee degaanka Jebel Hafeet ee magaalada Al Ain ayaa shaaca ka qaaday in ay ay qalabkooda fogaan aragga sida ka muuqata sawirka ay bishii Soonqaad arkeen sida ay ku sheegeen bartooda Twitter-ka.