Wafdi kasocda maamul goboleedyadda oo gaaray Garowe

474

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa gaaray Wafuud kala duwan , kuwaasoo horudhac u ah madaxda maamul goboleedyadda Jubbaland iyo Galmudug.

Madaxweynayeyaasha Galmudug iyo Jubbaland ayaa berri ku wajahan Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Wasiiro ka socda Jubbaland iyo Galmudug ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa maalinta Sabtida ah lagu waddaa in uu ka furmo Shir looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya Madaxda maamul goboleedyadda iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.