DAAWO: Abaaha Dhalay Gabadhii Yarayd Ee Magaalada Gaalkacyo Lagu Dilay Laguna Kufsaday Oo Shaaciyay In Cadaalada Daro Lagu Hayo

404

Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeeyey danbiga gabadhooda lagula kacay.

Aabaha gabadhan dhalay oo lagu magacaabo Ilyaas Aadan ayaa sheegay inuu dareensan yahay in wadadii laga leexiyay baadhitaanka kiiskan.